Daawo:Wasiirka warfaafintaSomaliya ayaa ka qaybgalay xuska maalinta caalamiga ah ee Afka hooyo

wasiir

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka qeyb munaasabad lagu weyneynayay maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.
Xaflad oo ay soo qaban qaabiyeen maamulka Akadeemiyad Goboleedka Afka Soomaaliga ee AGA waxaa kaloo ka qayb galay mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowladda, qorayaal iyo marti sharaf kale, iyadoo kooxda fanka ee HIDDO ay madasha ku soo bandhigeen hees ka turjumaysa Afka iyo muhiimadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.