Daawo:Boqor Burhaan Boqor Muuse oo Muqdisho Lagu soo Dhaweeyay

boqorka

Waxaa Magaalada muqdisho soo gaaray Boqor Burhaan Boqor Muuse Boqor Yuusuf waxaana Garoonka Diyaradaha kusoo dhaweeyey Madaxda Dowlada qaar kamida sida Wasiirka Maaliyada, Wasiirka Beeraha, Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Ugaasyo, waxgarad iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.