Ciidamada Dowlada oo hawgal kawado Balcad

Ciidamada xoogga dalka ayaa howl gallo ballaaran ka wada degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha Dhexe iyo deegaanada hoos yimaadda,waxaana baaritaanno lagu sameynayaa guud ahaan gaadiidka xamuulka iyo kuwa gaarka loo leeyahay ee u kala gooshaya degmada Balcad iyo deegaanada ku teedsan.

Howlgalladan ayaa yimid ka dib markii habeenimadii xalay uu dagaal adag dhex marey ciidamada ku sugnaa saldhigga degmada Balcad iyo Malleeshiyaadka argagixisada Al shabaab.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.