Madaxweyne Lafta Gareenayaa Kormeeray Isbitaalka Guud ee Baydhab

Madaxwyanaha Maamul goboleedka Soomaliyeed ee KoofurGalbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed “Laftagareen” iyo qaar kamida wasiiradiisa ayaa waxay Booqdeen Isbitaalka iyo Goobaha Caafimaadka Bay waxuuna u guur galayn Bukaanka Jiifa Isbitaalka iyo Baahiya Daawo iyo qalab ee Kajira Isbitaalka Guud ee Baydhabo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.