Daawo:Wasiirka Cusub ee Wasaarada Warfaafinta Puntland ayaa Xilkiisi la wareegay Qarjab

qarjab

Wasiirkii hore ee wasaarada warfaafinta isgaarsiinta boosada hidaha iyo dhaqanka ee Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland Cabdi Xirsi Cali “Qarjab” ayaa xilkii kuwareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaarad Warfaafinta Puntland Cali Xasan Axmed “Sabarey” Ayadoo xilwareejinta ay dhadhacday xarunta Wasaarada Warfaafinta waxaana Goobjoog ka ahaa Shaqaalaha wasaarada iyo Gudiga loo xilsaaray Xil Wareejinta wasaaradaha Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.