Daawo:Madaxwaynaha Soomaliland Muuse Biixi ayaa u dhoofay Itoobiya

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqasho rasmi ah ugu ambo baxay dalka Itoobiya, kadib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya Dr. Abiy Ahmed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.