Daawo:Ceebta ka dhacday Puntland Shaqaalo aan 3 Sano Mushaar Qaadan

puntland

Magaalada Garoowe ee Maamuul Goboleedka Soomaliyeed ee Puntland waxaa ka dhacday munaasabad ay Xilalka kula kala wareegayeen Wasiirkii hore iyo wasiirka cusub ee Howlaha guud iyo gaadiidka ayaa waxaa kasoo qayb galay Wasiirka kuxigeen,Agaasimaha iyo shaqaalaha Wasaarada.

Wasiirkii Hore ee Wasarada Hawlaguud Cabdirixmaan Barqadle ayaa waxuu sheegay inaan wax dayn ah lagu lahayn wasaarada marka laga Reebo shaqaalaha oo aan Mushaar qaadan mudo 3 sano ah walina waxaan ku canaanana inay shaqada dar dargaliyaan.

Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirkii Hore ee Hawlaha Guud ee Puntland ayaa waxay fadeexaad ku noqonaysaa Maamulkii Hore ee Hogaaminaayey Cabdiwali Gaas oo iskaga tagay Puntland iasagoo u dhooftay dalka Dibadiisa oo hoy u ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.