Akhriso:Ra’iisalwasaraha Itoobiya oo Maamulka Somaliland u sheegay inay lakulmaan Dowlada Somaliya

muuse

Ra’iisalwasaraha Dalka Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxuu kulan Magaalada Addis Ababa kula Qaatay Madaxwyanaha maamulka Somaliyeed ee Soomaliland muuse Biixi cabdi iyo Wafti balaaran oo uu Hogaaminaayo kuwaas oo ay kamid ahaayeen wasiiro iyo saraakiil sarre oo katirsan maamulka Soomaliland.

Qoraal kasoo Baxay Xafiiska Ra’isalwasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa waxaa lagu sheegay “inay kulmeen Ra’iisalwasaare Abiy iyo waftiga Madaxwyanaha Maamulka Soomaliland Muuse Biixi Cabdi waxayna kawada hadleen arrimo dhowra oo kamid yihiin sidii loo adkayn lahaa Xiriirkooda, Ammiga Iyo Nabadgalyada Dhanka kale Madaxwaynaha Maamulka Somaliland waxuu Bogaadiyey dadaalka uu Abiy Ahmed uu kawada Geeska sidii layskugu keeni lahaa waxaa kaloo Muuse Biixi Aqbalay inay kulamo kale dhex maraan Maamulka Soomaliland iyo Itoobiya, Ugu dambayntii Ra’iisalwasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inay Xiiri yeeshaan Somaliya iyo maamulka Soomaliland iyagoo kawada hadlaaya danahooda””

nuuse

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.