Universal Tv Markii laga Cayrshay xafiiska Ra’iisalwasaare Khayre ayey Afxumo Bilaabeen

universaltv

Telefishinka Universal Tv iyo Warbaahino kale ayaa waxaa shalay loo diiday inay Raacaan wafti Raiisalwasaare Khayre iyo Madaxwaynayaashe Hirshabeele iyo Koonfur Galbeed oo dhagax dhigaayey Wadooyin isku xira Afgooye, Jowhar iyo Muqdisho.

Telefishinka Universal ayaa waxuu Bilaabay inuu Daacayado iyo warar Been abuura kasameeyo Warsaarada Dowlada isagoo sheegay “”Wasaaradaha Qaar ee Xukuumada Reysul Wasaare Kheyre ayaa Dhaqaale La’aan u shaqeyn La’ kadib markii ay waayeen Lacagihi ay ku wadi Maareyn Jireen Howlaha Wasaaradahooda””

Hadaladaan kasoo yeeray UNiversal Tv ayaa waxay horudhac u yihiin Dagaal uu Tvga la galayo Xafiiska Ra’iisalwasaare khayre.
universal tv

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.