Daawo:Wefti uu Hogaaminayo Madaxwaynaha Soomalaiya oo ka Soo Degay Madaarka Xunbuli Ee Dalka Jabuuti

Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wafti Balaaran oo uu hogaaminaayo ayaa waxuu ka dagay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Jabuuti, Madaxwyanaha Soomaliya waxaa kusoo dhaweeyey Garoonka Diyaaradaha Wasiirka Gaashaandhiga Jabuuti iyo safiirka Soomaliya u fadhiya Jabuuti.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.