DaawoWasarada gaashaandhiga oo ka qayb qaadatan Dhismaha Madxafka Qaranka

matxafka

Hawlwadeenada iyo mas’uuliyiinta Wasaaradda gaashaandhigga Soomaliya ayaa maanta ka qaybgalay barnaamijka Isxilqaan ee dib loogu dhisayo Madxafka iyo maktabadda Qaranka, dhismaha Madxafka iyo Maktbada qaranka ayaa waxaa ka qayb qaatay Qaybaha kala duwan ee wasaaradaha Dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.