Daawo:Hargaysa Dameer Qadiye ayaa suuqii ka saaray Dameerihii Biyaha dhaamin Jiray

dameer

Dadka Biyaha ku dhaamiya Dameeraha ee Magaalada Hargaysa ayaa waxay cabasho kamuujiyeen Mooto booyad saran tahay oo la yiraahdo Dameer Qadiye taas oo Mudooyinkii dambe kusoo badatay Magaalada Hargaysa.

Dameer Qadiyaha Gadiid cusub oo biayah lagu dhaamiyo iaydoo qaada hal fuusto waxay suuqii ka xirtay Dameerihii Biyaha ka dhaamin jiray Magaalada Hargaysa .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.