Daawo:Degmada Luuq oo lagu qabtay Tartan kubadda cagta

ciyaar

Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa ka dhacay tartan kubada cagta ah kaas oo loo qabtay Kooxaha heerka Kowaad waxaana munaasabdii furitaanka kasoo qayb galay Maamulka iyo shacab Degmada Luuq wee Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.