Daawo:Amisom oo isku raacday Qorsho dagaal oo ka dhan ah Shabab

amisom

Taliyayaasha Sarsare ee Amisom waxay sheegeen inay isku raaceen Hawlgalo ka dhan ah kooxda argagixisada shabaab kaas oo ay qaadi doonan Ciidamada Amisom iyo kuwa Dowlada federaalka ah ee Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.