Sidaad Doonayso Hadaad Weyso Sidaan Baa Layeelaa RJA

yuusf

Ciidamada maamulka Kismaayo ee Axmed Madoobe iyo saraakiisha hogaamisa waxay ku milmeyn arrimaha siyaasadda, mana lagu aaminikaro sugidda nabadgelyada doorashada.
Sidaa darteed waxaa lama huraan ah in ciidamada SNA ee dowladda federaalka Soomaliya iyo AMISOM oo iskaashanaya aay damaanadqaadaan guudahaan ammaanka doorashada.
Haddiise taa la waayo ISBEDELDOONKA Jubaland waxay awoodaan, diyaarna u yihiin in aay sameystaan ciidamo u gaar ah oo nabadgelyadooda ilaaliya.
Siyaasiyiinta ISBEDELDOONKA Jubaland ma aqbalidoonaan in maleeshiyaad dano shaqsi xambaarsan lagu caburiyo ama loogu cagajugleeyo.
Yuusuf Ducaale,
gudoomiyaha RJA

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.