Muuqaal:Maamulka Buurdhuubo ayaa kawarbixiyay amniga iyo horumarada ka jirta Degmada

bur

Mamaulka Degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa kawarbixiyay amniga iyo horumarada ka jirta Magaalada Buurdhuubo taas oo ay kajirto Amaan iyo Horumar Balaaran oo xaga beeraha ah Madaama Degmada Buurdhuubo uu Maro wabiga Jubba.

Maamulka Buurdhuubo ayaa waxay ugu baaqeen Bulshada iyo Madaxda Degmada baardheere inay ka shaqeeyeen Amaanka iyo Horumarinta Magaalada iskana daayaan Qilaafka Curyaamiyey Maamulka Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.