Daawo:Ugaas Maxamed ayaa ka hadlay xiisada ka taagan Degmada Bardheere Dowladana Baaq udiray

yaroow

Ugaas Maxamed Xasan Yarow ayaa waxuu ka hadlay xiisada ka taagan Degmada Bardheere taas oo dhalisay Qaliif haraadiyey maamulka Degmada baardheere, Ugaas Maxamed Xasan Yarow ayaa sheegay in laga shaqeeyo Amniga iyo wanaaga lagana heshiiyo Khilaafka.

Ugaas Maxamed Ayaa waxuu ugu baaqay dowlada Federaalka ah inay wax ka qabato dhibka kajira Degmada Baardheree qayb wayna ka qaadato sidii Daawo loogu heli lahaa Qilaafka Ragaadiyey Maamulka Degmada Baardheere.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.