Daawo:Dadka ka soo barakacay deegaanka Tiyeeglow oo Codsi u dirsaday Dowlada Soomaliya

baraka

Dadka ka soo barakacay deegaanka Tiyeeglow ee ku sugan degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa dawladda dhexe iyo dawlad goboleedka Koofur Galbeed ka codsaday in dib loogu celiyo deegaanadoodii kuwaas oo kasoo barikiciyeen kooxda argagixisada Shabaab.

Dadkaan ayaa waxay dhibaato ku qaban joogida Degmada Xudur oo aysan wax taakula ama caawimaad ah aysan ku haysan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.