Daawo:Fashilka Axmed madoob Xabsiga dhexe ee magaalada Kismaayo oo Dumay

xabsi

Waxaa maalinkasta fashil ku imaanayaa Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe kaas oo ku fashilmay Hogaanka Jubbaland Tii ugu dambaysay ayaa ah Xabsigii dhexe ee Magaalada kismaayo oo qarka usaaran inuu dumo kadib markii Axmed madoobe Bixin waayey qarashkii lagu dayactiri lahaa sida ay sheegayaan Madaxda Xabsiga dhexe ee Magaalada kismaayo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.