Daawo:Boqor Axmed Iimaan ayaa umahadceliyey Farmaajo iyo Inaan Soomaliland Cadaalad kajirin

boqor

Boqor Axmed Iimaan Warsame Oo Hargeysa Ku Sugan Ayaa Uga Mahad Celiyay Madaxwaynaha Soomaliya Madaxweyne Mohamed Abdullaahi Farmaajo kaalintii uu ka qaatay Daawaynta allaha unaxariistee Abwaan Baarleex iyo sidii ugu soo tacsiyadeeyey qoyskii uu ka baxay Abwaan Baarleex.

Dhanka Kale Boqor Axmed IImaan Wuxuu Cadeeyay Cadaalad Darada baahsan ee Ka Jirta Maamulka Somaliland taas oo kaliftay dad badan oo Soomaliland ah inay iskga Taagan Soomaliland ayakoo tagay Magaalada Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.