Maqal iyo Muuqaal:Ardeyda Jaamacadda Daha oo soo dhaweeyay Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Siraaji

Ardeyda Jaamacadda DAHA ee magaaladda Caabudwaaq ayaa soo dhaweeyay iyo taageero u muujiyey Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Siraaji oo loo doortay Ugaaska Beesha Sade ee Galgaduud, ardayda jaamacada ayaa sheegay inay ku faraxsan yihiin Ugaas Cabdirahman Ugaas Siraaji inay helaan Ugaas Dhalinyaro ah oo ka shaqeyn doona Horumarka Dhalinyarada iyo shacabka Soomaliyeed.

Ugu dabayntii waxay Dowlada Somaliya, Maamul Goboleedka Galmudug iyto Bulshada Soomaliyeed inay lasoo dhaweeyeen Ugaas Cabdirahman Ugaas Siraaji oo dhaxal u helay.


cw

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.