Hambalyo Meher wacan Gacal iyo sokeeyaba guurkiina lagu farax, Mahad Bashiir iyo Hoda Cumar

mahad

Maamulka Iyo shaqaalaha Warbaahinta Gedotimes waxay Tahniyad meher wacan ah u dirayaan Mahad Bashiir iyo Hoda Cumar Xuseen oo meherkoodu ka dhacay Magaalada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaan lee nahay guurkiina allaha kadhigo mid qayr qaba awlaad fiicana allaha idin siiyo.

بَارَكَ اللهُ لَكَ، وَبَارَكَ عَلَيْكَ، وَجَمَعَ بَيْنَكُمَا فِي خَيْر

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.