Daawo:Wasiirka amniga ayaa Sheegay in ciidamo gaar ah loo diyaariyey sugidda amniga caasimadda

Wasiirka amniga xukuumadda Federaalka ah ee Soomaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow oo Sheegay in ciidamo gaar ah loo diyaariyey sugidda amniga caasimadda, Isbadel weynna ay soo kordhin doonaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.