Daawo:Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda Somaliya oo xarigga ka jaray xarunta Maamulka Gobolka Gedo

garbo

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda xukuumadda Soomaliya Cabdullahi Shiiq Cali qaleecow ayaa xarigga ka jaray xarunta Maamulka Gobolka Gedo oo dib u dhis lagu sameeyey, kana mid ah mashaariicda dowlada Somaliya ka fulisay Gobolka Gedo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.