Daawo:Galinsoor oo laga Bilaabay xerada Tobabarka Ciidamada qalabka sida ee Qaybta 21aad

ciidamdo

Xeradan oo ka mid ah Kuwa Taariikhda ee Ciidamada xoogga ayaa maanta waxaa Dhismeheeda daah furay Abaanduulaha Qaybta 21aad G/Sare: Xuseen xoosh iyo Madaxa Howl Galinta Qaybta Col Abdilqaadir Maxamed “Gasaawe” .
Xeradan oo ku taala Duleedka Galinsoor oo Horay fariisin ugu aheyd Ciidanka Qalabka Sida Xiligii Dowladii dhexe ee Soomaaliya Ayaa ka Kooban Qaybta Keydka Hubka, aagga Daloolada Gaadiidka , Garoomada Ciyaaraha iyo Garoon diyaaradeed, Baraagaha Biyaha keydiyo iyo Qaybta Tababarada ciidamada waxaana Dhismaha Xerada Balan qaadey Dhowaan Taliyaha Qaybta 21aad S/Guuto Yuusuf Abdilqaadir “Kaanti” Balantaasi oo maantaba Fulinteedu Bilaabatey.
Abaanduulaha Qaybta 21aad G/Dhexe Xuseen Xoosh Ayaa uga Mahad celiyay Maamulka  Galinsoor Sida ay isku Garab Taageen Xoogga Dalka iyo Kaalinta ay ka geysanayaa Howsha Gaaska Dhaan Karoone.
Hoos kadaawo warbixintii Cabdikariim Bulxan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.