Daawo:Wasiirka Arrimaha dibada oo kawarbixiyey Kulamadii Madaxwayne Farmaajo la qaatay Madaxda kala duwan

wasiir

Wasiirka Arrimaha Dibada Soomaliya ayaa waxuu ka warbixiyey kulamadii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo magaalada Addis Ababa kula yeeshay madaxda dalalka Itoobiya, Jabuuti, Suudaan, Equatorial Guinea iyo Koonfur Afrika isaga oo kala hadlay sare u qaadidda xiriirka iyo danaha ay wadaagaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.