Daawo:Dadka ku nool deegaanada hoostaga magaalada Dhoobley oo Kacabanaya biyo la’aan

afmadow

Dhawaan bay ahayd markii Hogaamiyaha jubaland Axmed Madoobe uu booqasho ku tagay Magaalada Dhooblay taas oo uusan waxba u qaban waxaan ka hayn inay keenaan ciidan lagula dagaalamo Shabaab, Dadka ku nool deegaanada hoostaga magaalada Dhoobley ayaa waxay Kacabanayaan biyo la’aan daran oo ka jirta Deegaanadaas hoos yimaada Magaalada Dhoobley waxayna baaq u direen uimmada Soomaliyeed iyo Madaxda Dowlada Somaliya inay usoo gurmadaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.