Daawo:Baardheere Ciidamada Xooga dalka oo Dalbaday in lasii daayo Taliye Turbac

turbac

Ciidamada xooga dalka somaliya ee ku sugan degmada baardheere ee gobolka Gedo ayaa ka dalbaday madaxda sare ee dowlada federaalka ah ee Soomaliya inay xoriyadiisa ay dib ugu soo celiyaan taliyaha ururka 49 aad ee degmada baardheere faarax Cabdinuur turbac oo mudo ku xiran magaalada muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.