Daawo:Wasiir Oomaar Taageero ka raadsaday Kenya halka uu ka raadsan lahaa Soomaliya

wasiir

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar ayaa gaaray magaalada Gaarisa ee gobolka Waqooyi Bari dalka Kenya, Wasiirka Oomaar waxaa ku soo dhaweeyay Gaarisa siyaasiyiinta gobolka iyo qaybaha bulshada.

Wasiir Oomaar ayaa waxuu Gaariso U tagay inuu shaaciyo inuu yahay Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland ee Doorashada Soo socota, Qaar kamida Bulshada gaariso ayaa waxay Taageereen Hogaamiyaha Jubbaland Axmed madoobe sida ay qoreen Saxaafada Kenya.

Wasiir oonmaar ayaa waxaa la qumanaa inuu taageero ka raadiyo shacabka kusuga Deeganada Jubbaland sababtoo ah Gaariso ma ahan Jubbaland, Jubbalandna Ma ahan Gaariso.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.