Daawo:Marwada Madaxweynaha Soomaaliya oo Dalka Dibadiisa kaga Qayb Gashay Shir looga Hadlaayay Amniga

zaynab

Marwada kowaad ee qaranka Soomaliyeed Marwo Zaynab cabdi Macalin iyo Masuuliyiin ka tirsan Dowlada Soomaliya ayaa waxay Caasumada Seul dalka Kuuriyada koonfureed kaga qayb galnee Shir looga Hadlaayo Arimaha Aminga iyo Nabada waxaa kaloo ka qayb galay Dalal Badan oo kasocda Caalamka.

Marwada Koowaad ee Qaranka Soomaliyeed Marwo Zaynab ayaa lagu sharfay inay qudbad ka jeediso Shirka Khudbad taariiqiya oo dhinacyobadan taabanaysay, waxaana Abaalmarinta Hay’ada bixiso waxaa ku guuleystay Gabar Soomaliyeed ee layiraahdo Waris Diiriye oo ka shaqeysay ka hortaga tacadiyaha loo gaysto Dumarka Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.