Daawo:Caabudwaaq xarunta ganacsiga iyo taclinta galmudug ayaa lagu qabtay madasha aqriska iyo qoraalka galmudug

Waxaa magalada caabudwaaq ee xarunta ganacsiga iyo taclinta galmudug lagu qabtay munasabada lagu daahfurayay madasha aqriska iyo qoraalka galmudug oo ay kasoo qayb galeen dhalinyaro katimid degaanada Galmudug.

madasha aqriska iyo qoraalka Galmudug ayaa waxaa xarun looga dhigay Dagmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaana ku midaysan Dhallinyarada Qalin maalka ah ee Galmudug, Waxaa kaloo Degmada Caabudwaaq ku yaala Jaamacada ummada faraceeda Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.