ONLF Oo Hub kadhigis lagu sameeyey

admiraal

Maamulka Soomaalida iyo Jabhadda ONLF waaxay Heshiis ku kala saxiixdeen magaalladda Jigjiga ee caasima Dowladda Soomaalida Itoobiya.

Ciiddankii Jabhadda ONLF iyo kuwa Maamulkaasi ayaa la sheegay in la isku dhafay, lana mideeyey, iyadoo Askarta ONLF qeyb ka noqon doonaan Ciiddanka Ammaanka iyo Adeegga Rayidka ee Dowladdasi.

Jabhada ONLF oo la asaasay sannadkii 1984-kii waxay u dagalaami jirtey Xorriyadda Dhulka Somali Galbeed ayaa la sheegay inay wada-xaajood la galeen Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed, taasi oo sababtay inay Madaxda iyo Ciiddanka Jabhaddaasi dib ugu soo laabtaan dalka Itoobiya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.