Maqal iyo Muuqaal:Kulan lagu taageerayo Ugaas Cabdiraxman Ugaas siraaji oo Caabudwaaq ka dhacay

ugaas

Kulankaan oo ay soo qaban qaabisay Faadumo Ugaas Faarax ugaas Cabdille oo ay ka sooqeyb galeen Guddoomiye kuxigeenka Ururka Haweenka Galmudug Nuuro Xasan Cowl iyo Ururada hooyooyinka demadda
Caabudwaaq iyo Dhalinyada aya lagu qabtay Caabudwaaq.
Kulan ayaa lagu taageerayo Ugaas Cabdiraxman Ugaas Maxamed siraaji Ugaas Faarax waxaana diginin loogu diray dad raba inay Boobaan Ugaasnimada sida sheegeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.