Daawo:Mid Kamida Odayaasha Dhaqanka Uk Oo Beeniyey Inuu Qeyb Ka Ahaa Banaanbixii Shidaalka Soomaaliya Ee London.

shiino

Guddoomiye Ku Xigeenka Guddiga Dhaqanka Soomaaliyeed Ee Uk CAali Sheekh Maxamed (Cali Shiino) ayaa Beeniyey Inuu Qeyb Ka Ahaa Banaanbixii Shidaalka Soomaaliya Ee Ka dhacay Dalka Uk, Cali shiino ayaa sheegay asagoo ku sugan Muqdisho in Dadkii Bananbaxa abaabulaayey ay isticmaaleen Muqaalo hore oo ahaa Bananbaxyo ummada Soomaliyeed kadhigeen Magaalada London.

Cali shiino ayaa waxuu kaloo sheegay in sababaha ku kalifay in Muqqalo hore isticmaalaan ay tahay inaysan haysan dad badan oo Bananbaxa kala qayb gala.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.