Daawo:Beesha jidwaaq oo Weerar afka ku qaaday Axmed Madoobe

axmedmadoobe

Beesha Jidwaaq oo kamida beelaha Daga Jubbaland ayaa waxay shir ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxayna kaga Hadleen Dhibaatada dhibatada Axmed Madoobe ku hayo iyo sida loogu Xaqiray Jubbaland, Kulankaan Beesha Jidwaaq ay muqdisho ku yeelatay waxaa ka qayb galay Wasiir kuxigeenka wasaarada Diinta iyo awqaafta Cismaan aadan Dhuubow iyo waxargarad Siyaasiyiin, Dhalinyaro haween.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.