gedotimes.com
Shiiq Saciid Ayaa Ka Digay Dabaal Daga Maalinta Jacaylka.
Shiiq Saciid Maxamed Faarax oo kamida Culumada Soomaliyeed ayaa waxuu Khudbadii Jimcaha Maanta Magaalada Hargaysa kaga Digay in loo dabaaldago maalinta Jacaylka oo ku began Febaraayo.