Muuqaal:Ciidamadda Booliska ee Hiiraan ayaa lagu Dhaliilay in aanay Si Daacada ugu Shaqaynin Shacabka.

balad

Waxgaradka Magaalada Baladwayne ayaa waxay Ciidamadda Booliska gobolka Hiiraan Ku Dhaliileen in aanay Si Daacada ugu Shaqaynin Shacabka ayaa ka gaabsaday inay wax ka qabtaan dambiyada ka dhacay Gobolka Hiiraan gaar ahan kuwa Magaalada Baladwayne.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.