Daawo:Sheekh Kinyaawi ayaa sheegay ka Codsaday Madaxweyne Farmajo in uu Cafiyo dad ku dhibaataysan Xabsiga dhexe

Sheekh Maxamed Ibraahim Kinyaawi oo kamida culumda Sooomaliyeed oo Mudooyinkii Dambe kusugnaa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Xabsiga Dhexe ay ku Jiraan Dad lagu Dag dagay Xukunkooda waxa uuna ka Codsaday Madaxweyne Soomaliya Maxamed Cabdulaahi Farmajo in uu Cafiyo Dadkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.