Daawo+Sawiro:Bananbax ka dhacay magaalada London ee dalka Uk

london

Waxaa maanta magaalada London ka furmayaa shir looga hadlayo arrimaha shidaalka Soomaaliya, balse shirka waxaa ka dhashay hadal heyn badan, su’aalo iyo aragtiyo kala duwan, Goobta shirka kasocdo waxaa lagu soo bandhigay daraasaad laga sameeyey Shidaalka kujira Bada Soomaliya waxaana shirkaan qaban qaabinaya Wasiirka Macdanta iyo Batroolka Somaliya waxaan aku waheliya Gudoomiye kuxigeenka kowaad ee Baarlamaanka Soomaliya Muuday.

Bananka Hoteelka Shirka kasocdo waxaa ka dhacay Bananbax ay sameynayaan dad Soomaliyeed oo tiro yar kuna dhawaaqaya dalka iib ma ahan iyo erayo kale oo aad badan, dadkaan banan baxaya ayaa ah dad aad u qaylinayo oo dadka Dagan Hoteelka shirka ka socdo ay dhibsadeen

london

london

london

london

london

london

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.