Daawo:Madaxweynaha Soomaaliya Ayaa ujawaabay Siyaasiyinta Xanaaqsan ee Dhaliishan Shirka looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ka qayb galay xiritaanka Shir Sanadeedka Garsoorka Soomaaliya oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho, Madaxweynaha Farmaajo Ayaa ujawaabay Siyaasiyinta xanaaqsan ee Dhalishan Shirka looga hadlayo Shidaalka Soomaaliya ee Maanta ka Furmay Magaalada London ee caasumada Dalka ingiriiska.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.