Daawo:Xildhibaan Qaamuus oo ka horyimid eedeemihii loo Jeedeyey Madaxwayne waare

Xildhibaaan Shiikh Yuusuf Qaamuus oo katirsan Baarlamanka Hirshabelle ayaa sheegay ineyan Jirin Ciidan Qabsaday Baarlamanka waxaana uu Rumeeyay hadalkii madaxweyne Waare ee ahaa iney Mushaaraadkooda qaataan xili xildhibaano katirsan Baarlamanka ay sheegayan ineyan mushaar qaadan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.