Daawo:Kulankii Xasan sheekh iyo Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo fashil kudhamaaday

ugaas

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gurigiisa magaalada Beledweyne ku booqday Ugaas Xasan Ugaas Khaliif, Xasan Sheekh iyo Ugaas Xasan ayaa ka wada hadleen arrimo badan oo ku saabsan Soomaaliya, xurguftii ka dhalatay dhismihii Maamulka Hirshabeelle iyo is afgaran waaga udhaxeeya xasan Shiiq Iyo Ugaas.

Dadka Ka ag dhow Ugaas Xasan Ugaas Khaliif aya waxay sheegayaan kulankaan dhexmaray Xasan iyo Iyo Ugaaska inuu Fashil ku dhamaaday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.