Muuqaal:Ciidamado Hubeysan yaa lawareegay Hoolkii Baarlamanka Hirshabelle

hirshabele

Ciidamada Amniga Madaxtooyada ayaa lawareegay Xarunta Baarlamaanka Hirshabeele sida ay sheegay Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle. Xildhibaan Batalaale oo katirsan Baarlamaanka Hirshabeelle  ayaa sheegay in maanta Xildhibaanada loo diiday xaruntooda kadib amar ka soo baxay Madaxweyne Waare sida ay u sheegayn Ciidamo la dejiyay Xarunta Baarlamaanka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.