Hawgalkii dhicisoobay Horaan u Saadaalinay RJA

axmed madoobe

Waxaa si dhuumasha ah magaalada Kismaayo ku soo guryanoqotay madaxdii iyo saraakiishii hogaamineyse hawlgalkii dhicisoobay ee xoreynta Bu’aale. Saaxiibkey, Hajir Bile Sugaal Dhicis, oo ah gudoomiyihii gobolka Jubada dhexe loo magacaabey ayaa ka mid ah ragga soo galbadey.
Waxa sababay in madaxdani dib Kismaayo ugu soo laabtaan, ayaa lagu sheegay in aay tahay niyadjab iyo dhaqaale xumo la soo daristey intii aay Afmadow joogeen.
Waxaa kaloo na soo gaartey in ciidamadiina hore Kismaayo looga qaadey aay bilaabeen si haldhubuqle ah ama dhuumaaleysi ah aay dib ugu soo noqonayaan Kismaayo.
Runtii arrintani ma aha mid farxadgalineysa reer Jubada dhexe iyo guud ahaan reer Jubaland oo riyadoodu ahayd in Bu’aale xorowdo.
Yuusuf Ducaale,
gudoomiyaha RJA
yusuf

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.