Daawo:Xasan Shiiq Oo Gaaray Magaalada Baladwayne ee gobolka Hiiraan

xasan

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Waxayna la kulmi doonaan maamulka iyo qaybaha Bulshada gobolka Hiiraan si ay uga soo Bandhigaan waxa uu qabanayo Xisbiga Cusub ee xasan shiiq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.