Akhriso:Madaxwaynaha Puntland oo hakiyay qaabilaadda Bulshada Soomaliyeed

deni

Digreeto maanta kasoo baxday madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in la hakiyay booqashadii loogu tagaayey Madaxwaynaha Puntland Siciid cabdulaahi Deni ay siyaasiyiinta xilal doonka ah iyo bulshada rayidka ah ugu tagi jireen xafiiskiiska Madaxwaynaha.

Waxaa Kaloo la faray dhamaan Golayaashada Dowlada Puntland daruufo jira awgeed Madaxwyanaha Puntland joojiyey qaabilaada sidaas awgeed waxaa la faray laamaha Amniga inaysan cidna u ogalaan inay Booqaasho ama balan ugu yimnaadaan Madaxwaynaha.
puntland

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.