MuuqaaL:Madaxwaynaha Puntland oo Tacsi udiray Qoyskii Paul Anthony Formosa

deni

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni ayaa ka tacsiyeeyay dilkii Boosaaso loogu gaystay maamulihii dakadda Boosaaso ee Shirkada Dp World Paul Anthony Formosa oo kooxda Argagixisada ah ee Al-shabab ku dishay Boosaaso wuxuuna Ciidmada Puntland ugu baaqay inay adkeeyaan Amniga Puntland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.