Madaxii DP World ee dekada Boosaas oo ladilay

Bosaso

Madaxii DP World ee dekedda Boosaso Paul Anthony Formosa ayaa Saaka nin hubaysani ku dilay qaybta uu ka deganyahay dekada, xili uu ku sii jeeday xafiiskiisa, waxaa sidoo kale la xaqiijiyey in Ciidamada Dekedda ay Toogteen ninkii dilkaas gaystay

Poul Waxaa Xafiiska Loo dhiibay 12 Oktoobar 2017, wuxuuna Asal ahaan ka soo jeedaa Dalka Talyaaniga.

Al-shabaab ayaa durba sheegatey dilka, Sida ay daabacday Wakaaladda Wararka ee Reuters.
Xigasho wariye sarre Yusuf Abdi

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.