Daawo:Somaliland oo sheegtay in ay Cilad ku Timid Telefishinka iyo Radiyaha Warbaahinta Dowlada

isgaarsin

Shalay bay ahayd Markii Madaxwaynaha Soomaliland uu sheegay inuu Madaxwayne Farmaajo Cunaqabatayn saaray dhinac walba leh Soomaliland ayaa waxaa Maanta Wasiirka warfaafinta iyo dhaqanka Soomaliland Cabdirixmaan Cabdulaahi waxuu sheegay Idaacadii iyo telelfishinkii Soomaliland ay xumaadeen.

Dhanka Kale Wasiirka warfaafinta Soomaliland oo wax laga waydiiyey wariyaal loo xiray inay Share, like saareen qiraalo ayaa waxuu sheegay inay saxaafadu xeer leedahay Qofkii ku xadgudbana sharciga lala Tiigsanaayo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.