Daawo:Masuul iska casilay Jubaland kadib markii u adkaysan waayey Dhibatada lagu hayo shacbka Jubbaland

abdulaahi

Dhibaatada Lagu hayo shacabka Jubbaland gaar ahan kuwa ku sugan Magaalada kismaayo ayaa maalinba maalin kadmabaysa ka sii daraysa, waana tan kaliftay Qaar badan oo kamida Xildhibaanda Jubbaland inay iska Baxsadaan Magaalada Ksimaayo.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Garbahaareey CABDI BARRE MUXUMED oo loo yaqaan (CABDI DHAGEEY) Ayaa Maanta iska casilay xilkii uu ka Hayay Maamulka Jubbaland waxuuna Sheegay sababaha uu isu Casilay ayaa dhibaatada uu ku hayo maamulka uu Gohaamiyo Axmed Madoobe oo ay kamid Yihiin Dil, boob Hantiyeed, masaafurin aan loo kala eegayn Siyaasiyin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.